Sirta Guusha (Somalice)
Sirta Guusha (Somalice)
Qof Hanyar Mahano Qaado
"Hadii aad doonayso inaad la duusho shimbirka Hawada sare maraya waqti badan yuusan kaaga lumin digaaga dhulka hoose socda."
Ma doonaysaa inaad barato sida loo guulaysto? Hadii ay jawaabtaadu tahay haa ogow Buuggaan waa buuggaagii waana bare ku haboon sidii aad ku baran lahayd guusha waa jiheeye ku tusiya waddada guusha waa marjac aad u laaban karto mar waliba aad u baahato inaad wax ka ogaato guusha. Bal isweydii suurtagal ma tahay inaad iska guulaysato adigoo aadan baran sida loo guulaysto? Ma kula tahay guusha inay iska timaado bilaa sabab la'aan? Ma umalaynaysaa inaad guulaysan karto adigoo aadan guusha u halgamin? Ma kula tahay in guusha xaglo laabadan lagu gaaro? Miyey kula tahay inay guusha fadhiga kuugu imaan doonto? Maya sidaas ha ku fikirin waayo guusha markaad dalbato durbadiiba iskama timaadee sababo isbiirsaday ayay ku timaadaa marka baro sababhaas si aad u hesho sirta guusha! Buuggaan wuxuu farta kuugu fiiqi doonaa habkii aad ku ugaarsan lahayd guusha aad dalbanayso wuxuu taabanaya oo kaaga sheekaynayaa sidii aad u guulaysan lahayd hormar u gaari lahayd yoolkaaga u xaqiijin lahayd adigoo adeegsan doona qaaciddada guusha. Buuggaan Sirta Guusha waxaa saldhig u ah labo shuruuc oo kala ah:
1. Inaad hesho xog muhiim ah oo laxiriira guusha
2. Dhaqan gelinta xogtaas adigoo adeegsanaya qaaciddada guusha
ÜRÜN ÖZELLİKLERİ
  • Basım Yılı:
  • Sayfa Sayısı:112
  • Kağıt Türü:Kitap Kağıdı
  • Ebat:13,5 x 19
  • Dil:Somalice
  • Cilt Durumu:Karton Kapak
  • ISBN-13:9786059681841
YORUM YAPIN
Yorum Başlığı:
Yorumunuz*:
Bu ürünle ilgili bize iletmek istediğiniz her hangi bir hata mevcut ise aşağıdaki formdan gönderebilirsiniz.
Bildirdiğiniz hata tarafımızdan düzeltilince e-posta ile bilgilendirileceksiniz.
Hata Detayı:
SATIŞ FİYATI : 50,00 TL
ÜRÜN SATIŞ DIŞI
Alış-verişlerinizde kredi kartı haricinde banka havalesi, posta çeki havalesi ya da kapıda ödeme seçenekleriyle ödeme yapabilirsiniz.
Ayrıntılı bilgi için Yardım sayfasına bakabilirsiniz.
Taksit anlaşmamız bulunan kredi kartları
Hesabım  |   Favori Listem  |   Sipariş Takibi  |   Yardım  |   Bize Ulaşın  |        
Alemdar Mahallesi, Biçkiyurdu Sokak, No: 1/2 / Fatih / İstanbul / Türkiye   Telefon : 0 (212) 522 31 52   Faks : 0 (212) 522 31 54  
E-Posta : destek@kitapstore.com
© 2024 KitapStore.com Tüm Hakları Saklıdır